الأحد، 12 أغسطس 2012

DAAWO SAWIRADA CARUURTII LAGU XASUUQEY KISMAAYO XALEY




caruurtan oo isku aabo ah ayaa lagu xasuuqey magaalada kismaayo waxaana xasuuqey  madaafiic dhinaca bada laga soo tuurey  xiligii  afurka   waxaan canbaareyneynaa  xasuuqa fuleynimada ah ee loogeystey dadka masaakiinta ah