الاثنين، 14 نوفمبر 2011

dulaankii keenya ma,guleystey

htt://www.somaliwalalo.blogspot.com duulaankii keenya ayaa galey wiigisa shanaad wax natiijo ahna lagama haayo sida ay sheegeyaan warbaahinta caalamiga waxaa fashilmey gebi,aanba duulaankii keenya ay ku soo qaadey soomaaliya ka dib markii ay la kulumeen iska caabin xoogan  waxaa kaloo la saadaalineyaa inuu ku faafidoona dagaalka dalka keenya gudihiisa gaar ahan caasimada iyo gobolada  waqooyi bari iyo dhamaan dalka keenya waxaa la sheegeya in ay abuurmeen dalka keenya kooxo hubeysa oo aan heybtooda la,garaneynin kuwaas xiliyada habeenadi dagaal kudhufo ka dhaqaaq ah ku qaada  saldhigyda ciimada  keenya ay ku leeyihiin guud ahaanba dalka keenya

هناك تعليق واحد:

asalaama caleykum waxaan salaameyaa ninka iska leh webkan waxaan uga baaqeyaa inuu sii hormariyo webka hadii uurabo in ay bataan dadka soo galeyaa webka