wargeyska ku caanbaxey soo bandhigada sirta dowladaha ee wiikiliiks ayaa sheegey israail in ay soomaaliya xasuuq ba,an ka wado duqeynta gobolada soomaaliya gaar ahaan koonfur ayaa waxaa ka danbeeyaa israail sida warka wiikiliiks ku cad waxaa kaloo wargeyska lagu sheegey keenya in ay ka dalbatey israail xasuuqa shecebka soomaaliyeed si ay qabsato dalka soomaaliya hadaba waxaa suaashu ay tahay yaa masuuliyda xasuuqa shecebka soomaaliyeed
الجمعة، 6 يناير 2012
DIYAARADAHA KEEYNA OO JOOGTO KA DHIGTEY XASUUQA SHECEBKA GEDO IYO JUBA DEGAN
joogto ka dhigtey xasuuqa shecebka soomaaliyeed ee aan waxba galabsan sida ay sheegeyaan wararka aan ka heleyno gobolada gedo iyo juba ayaa sheeegeyaa shhaley iyo maanta in ay halkaasi ka wadaan duqeymo arxan daro sida wararka lagu sheegeyo waxaa waxyeelo ka soo gaartey sheceb maato ah waxaa kaloo lagu soo wrameyaa keenya in ay madaafiic ku garaacdey tuuloyin hoostaga gobolka gedo ee ay duulaanka ku tahay somaliwalalo @hotmail.com diyaaradaha dalka keenya oo
MUJRIM CAMIIL CABDUL WELI GAAS OO MAANTA XOOG LAGU KEENEY BELEDWEYNE

NATO OO DUULAAN KU AH SOOMAALIYA KA DIB MARKII AY BADA SOOMAALIYA AY XAALUFIYEEN AYAA HADANA WAXAA AY DOONEYAAN IN AY LA WEREEGAAN DHULKA SOOMAALIYA
sida uu qorey wargeys laga leeyahay dalka jermalka oo lagu magacaboo frankfurt zeitung ayaa waxaa lagu sheegey nato in ay weerar ku qaadaan dhulka soomaaliyeeed iyagoo ku marmarsiyoneyaa burcad badeed iyo alshabaab waxaa kaloo uu qorey wargeyska dawladaha afrika ee soomaaliya dereska la,ah inay iyagana duulaan ku yihiin dhulka soomaalyeed
MUQAAWAMADA SOOMAALIYA IYO MAANTA SOOMAALIDA WAXAA LA GUBOON ...
walaayaal waxaa maanta cidna ka qarsooneyn duulaanka dawladaha afrika iyo yurub ee dalkeeni soomaaliya sidaas aawgeeda waxaa nala gudboon dhamaanteena inaan ka qeybqaadano muqaawamada lagu hortageyo duulaanka qaawan ee ay mleegeyaan wadamada afrika iyo yurub si ay ula wereegaan qeyraatka dalka