nolasha qofka bani,aadamka waxaa uu la kulemeyo marka naftiisa halaageyo horta runtii xayaatada ama nolosha waa wax qaali ah oo aan laheli karin hadii mar lawaayo marka qofka bani,aadamka waxaa looga baahan yahay inuu naftiisa halaagin waxaa soo batey zemankan aan ku jirno dad badan oo naftooda ka dhigey suuqa laga soo iibsan karo marka lawaayo waxaan wada ogsoonahay in dad badan ay tahariib ugalaan si ay nolol wanaagsan uga helaan dalalka ay u tahriibeyaan taasina bedelkeeda ay lakulmaan dhibaatooyin fara badan oo ay ka mid yihiin dil dhac kufsi iyo xarig
ليست هناك تعليقات:
إرسال تعليق
asalaama caleykum waxaan salaameyaa ninka iska leh webkan waxaan uga baaqeyaa inuu sii hormariyo webka hadii uurabo in ay bataan dadka soo galeyaa webka