sida aan la socono waxaa ka jira soomaaliya dagaalo udhaxeeya xaqa iyo baadilka ayaa waxaa soo ifbaxeyaa dhaqaalaha dawladaha afrikada bari ee ku soo duuley soomaaliya in uu hoos udhac weyn laga dareemey ka dib markii ay lugaha la galeen howl iyaga ka weyn sidaas aawgeeda waxaa laga cabsi qabaa dhaqaalaha dawladahan in uu gebi ahaanba burburi doono hadii ay siiwadaan dagaalka ay ku soo qaadeen soomaaliya waxaa kaloo looga digey dawladahan aan soo sheegney cawaaqib xumada ka imaan karto fara gelin soomaaliya waayo reer galbeedka ayaa hada waxaa siweyn uga qasaareen dagaalkii ay ku qaadeen ciraaq iyo afgaanistaan sidaas aawgeeda waxaa loomaleyneyaa afrikaanka ku soo duuley soomaaliya in ay ka bixidoonaan soomaaliya iyagoo dhaqaala beeley sidii gaashaanbuurtii waarsow ee ku soo duuley afgaanistaan iyo tan hada heysta gaashaanbuurta naato oo aad moodo in ay sii daciifeyaan ka dib dagaalkii 10 sano qaatey oo weli socda aanan dhamaaneynin ilaa hada
ليست هناك تعليقات:
إرسال تعليق