الجمعة، 25 نوفمبر 2011

WAR DEG DEG AH DHUUSMAREEB OO GASHEY GACANTA SHABAAB

wararka naga soo gaareyaa magaalada dhuusmareeb ee gobalka galguduud ee dalka soomaaliya ayaa sheegeya inuu dagaal ka dhacey maanta  wararka ayaa intaa ku dareyaa magaalada in ay gacan gashey ciidanka shabaab waxaa kaloo la sheegeyaa ururka ahlu suna in ay isga baxeen magaalada lama oga in ay ku soo laabaneyaa iyo in kale waayo marar badan ayaa magaalada waxaa la wareegey alshabaab balse kuma daahin  waxaa kaloo la sheegeyaa shabaab in ay udoonteen dhuusmareeb hub la sheegey in ay ku wereejiyeen itoobiyaanka ururka  ahlu suna maalimo ka hor kasoo looga talagaley in lagu dagaal geliyo ciidanka ahlu suna ee shabaab ka soo horjeeda marar badan ayaa shabaab waxaa ay ka heleen sanaado fara badan ururka ahlu suna ee ka arimeyaa dhuusmareeb iyo caabud waaq      /wixii warar ah ku soo kordha waan idin soo gudbineynaa  inshaa alaahu

ليست هناك تعليقات:

إرسال تعليق

asalaama caleykum waxaan salaameyaa ninka iska leh webkan waxaan uga baaqeyaa inuu sii hormariyo webka hadii uurabo in ay bataan dadka soo galeyaa webka