الاثنين، 21 نوفمبر 2011

webka cusub

waxaan fileyaa inuu idin qanciyey webkan waxaan kaloo aad uga faraxasanahay sida aad ula dhacdeen webkan waxaan kaloo idin balan qaadeynaa in aan idin soo gudbino wixii idin qancineyaa

هناك تعليقان (2):

  1. walaal aad baad uga mahadsantahay waxaan kuu rajeyneyaa inuu kuu noqdo midk caan ah

    ردحذف
  2. axmedow waan ku salaamey meeshaadana kawado shaqadaadaa ilaahey garabkaaga ha galee

    ردحذف

asalaama caleykum waxaan salaameyaa ninka iska leh webkan waxaan uga baaqeyaa inuu sii hormariyo webka hadii uurabo in ay bataan dadka soo galeyaa webka