waxaan halkan tacsiyo uga direynaa eheladii dadkii lagu xasuuqey tuulada hoosingow ee koonfur soomaaliya waxaan ilaahey uga barineynaa inta dhimatey inuu ilaahey janadii ka waraabiyo inta dhaawacana inuu ilaahey caafiyo gacan ka gardaran ayaa dishey // tacsiyadan waxaa direyaa dhamaan dhalinta beesha sheekhaal ee ka soo jeeda hoobishaale kuwaas oo kukala nool daafaha aduunayada / waxaan kaloo aad iyo aad ucanbaareyneynaa xasuuqa ay ka geysto keenya koonfur soomaaliya gaar ahaan xasuuqyadii uga danbeeyey ee ka dhacey jubooyinka iyo gedo waxaan kaloo canvbaareyneynaa duqeynta waxashnimada ee ay geystaan diyaaradaha dalka keenya somaliwalalo@hotmail.com
ليست هناك تعليقات:
إرسال تعليق