AMIIRRKA SHABAAB OO UGA BAAQEY DHALINTA SOOMAALIYEED EE DIBADAHA KU NOOL SIAY UGA NASTAAN WAXYAABAHA MAANKA DOORIYA IYO DHIBKA QURBAHA AY KU QABAAN
amiirka shabaab oo beryahan warbaahinta islaamiga la.hadleyey ayaa uga baaqey dhamaan soomaalida qurbaha ku nool in ay usoo hijiroodaan sida aan wada ognahay soomaalida dhibaato badan ayaa ku heysta qurbaha gaar ahaan dhalanyarada soomaaliyeed oo runtii bartey waxyaabaha maanka dooriya waxaa hadababa looga baaqey dhalinta iyo dhamaan soomaalida in ay dalkii hooyo ku soo laabtaan si ay uga faaideystaan waxyaabo badan sida in ay ka haraan waxyaabaha maanka dooriya iyo in ay ilaahey usoo laabtaan hadii ay arkaan dhalanyaro wadaado ah marka imaamshaha dalka waxyaabo badan ayaa laga faaideyaa sida in aad ka harto dhaqan xumadii kuga heystey dalalka reer galbeedka iyo nolo cusub oo ka duwan tii aad horey uga jirtey in aad hesho iyo in aad aragto quruxda dalkaaga hooyo uu leeyahay iyo waxyaabo badan oo aan la,soo koobi karin
ليست هناك تعليقات:
إرسال تعليق
asalaama caleykum waxaan salaameyaa ninka iska leh webkan waxaan uga baaqeyaa inuu sii hormariyo webka hadii uurabo in ay bataan dadka soo galeyaa webka