الأربعاء، 4 يناير 2012

DAAWO SIDA DAWLADII SIYAAD BARE HURUMAR UGA SAMEYSEY BEERAHA DALKA

Alaah janadiisa ka waraabiyee siyaad bare ayaa waxaa uu ka dhigey soomaaliya dhul jano ah waxaa halkan ka muuqada hurumar balaaran oo uu sameyey maxamed siyaad bare waxaa kaloo uu muhiimada saarijirey waxsoo saarka beeraha  iyo waxaa uu dadka ku  baraaru jin jirey wax soo saarka dhulka

ليست هناك تعليقات:

إرسال تعليق

asalaama caleykum waxaan salaameyaa ninka iska leh webkan waxaan uga baaqeyaa inuu sii hormariyo webka hadii uurabo in ay bataan dadka soo galeyaa webka