الأحد، 1 يناير 2012

DUQEYNTII KEENYA KA GEYSATEY SOOMAALIYA OO WELI LA CANBAAREYNEYAA

waxaa isoo tareyaa canbaareynta loo jeedineyo dawlada keenya oo duqeyn fuleynimo ah ka geeysatey gobolada koonfur soomaaliya gaar ahaan juba iyo gedo  odeyaal iyo wax garad ka soo geeda asal ahaan gobolada gedo iyo jubo ayaa canbareyn dusha uga tuurey dawlada keenya oo xasuuqey dad maato ahaa lagu weerarey guryahoodi  waxaa kaloo laga deerineyaa  xaalada dadkii dhaawaca ahaa ee lagu laayey gobolada juba iyo gedo gaar ahaan tuulada hoosingow ee juba   hadaba edeeynta ayaa ku soo aadey xili dawlada nasaarada itoobiya ku soo duushey magaalada beledweyne ee gobolka hiiraan  waxaa muuqada odeyaasha iyo aqoonyahanada iyo wax garadka soomaaliyeed in ay ka biyo diideen faragelinta shisheeye ee isoo tareysaa maalinba maalinta  ka danbeeysa  isku soo wada duuduubo   lama oga dawlada  keenya in ay joojin doonto duqeynta  iyo in kale

ليست هناك تعليقات: