الأحد، 1 يناير 2012
ITOOBIYA OO QABRIGEEDA GACANTEEDA KU QODANEYSAA KA DIB GELITAANKII BALEDWEYNE ...
dawlada nasaarada itoobiya ayaa waxaa ay biloowdey dagaal ay ku jabi doonto inshaa alaahu waxaa ay soo gashey shaley baledweyne oo aheydi magaalo dadka ku dhaqan ay ku noolaayeen nabad iyo kheyr hadaba maxey tahay sababta itoobiya ay udooneyso in ay soomaaliya soo gasho mar labaad jawaabtu waxaa weeye itoobiya waxaa ay dooney in ay xasuuq iyo barakicin ka geysato soomaaliya wax kale kama dooneyso soomaaliya waana ogyihiin itobiyaanka in soomaaliya lagu xukumi karin qori caaradiisa waxaa kaloo ay ogyihiin dhibaatadii ka soo gaartey dagaalkii muqaawamadii waana yagaanaan musabiida ku qabsatey wadooyinka isku xira hiiraan iyo mogdisho marka lagama yaabo in ay isku aaminaan mar labaad wadooyinkaas dhaadheer hoodka ah iyo waa ay yagaanaan dhibaatadii ku qabsatey wadada isku xirta baay iyo banaadir iyo dhibaatadii ku qabsatey wadada isku xirta baay iyo luuq marka lama fileyo in ay beledweyne soo dhaafaan suaasha labaad waxaa weeye majoogi kartaa itoobiya beledweyne jawaabtu waa maya waayo xabsha uma adkeysan karto dagaal casaabaad habeen ah iyo qaraxyo jidadka laguala eegto
ليست هناك تعليقات:
إرسال تعليق
asalaama caleykum waxaan salaameyaa ninka iska leh webkan waxaan uga baaqeyaa inuu sii hormariyo webka hadii uurabo in ay bataan dadka soo galeyaa webka