waxaa isoo tareyaa xasuuqa lagu haayo muslimiinta poorma maynimaar dawlada buudiga ah ayaa bilaawdey in ay xasuuqdo dadka muslimka ah ee ku nool dadlka boorma iyo qoomiyadaha boodiga ayaa ilaabey iyagana in ay gubaan dadka muslimiinta poorma ee lagu magacaabo roohinga waxaan ka codsaneynaa dadka soomaaliyeed in ay ilaahey ubariyaan dadkan muslimka ah xasuuqa ba,an lagu haayo
ليست هناك تعليقات:
إرسال تعليق
asalaama caleykum waxaan salaameyaa ninka iska leh webkan waxaan uga baaqeyaa inuu sii hormariyo webka hadii uurabo in ay bataan dadka soo galeyaa webka