war hada ku soo dhacey shabakada soomaali walaalo ayaa sheegeyaa inuu caawa 4 qaraxyo lala eegtey saldhigo ay ku sugunaayeen maleeshiyaadka DKG iyo ciidanka calooshooda ushaqeystiyaasha afrika qaxa ayaa la sheegey inuu ka dhacey gudaha saldhiga weyn ee degmada balcad dad goobjooge ah ayaa sheegeyaa in ay maqaleen cabaad iyo kala carar ka ka dhexdhacey cadowga dhexdiisa
ليست هناك تعليقات:
إرسال تعليق
asalaama caleykum waxaan salaameyaa ninka iska leh webkan waxaan uga baaqeyaa inuu sii hormariyo webka hadii uurabo in ay bataan dadka soo galeyaa webka