WARARKA NAGA SOO GAAREYA MOGADISHO AYAA SHEEGEYA IN BERI TALAADO BANDOW LAGU SOO ROGEY CAASIMADA SOOMAALIYA warka ayaa intaa ku dareyaa in wadooyinka magadisho la soo dhigey ciidan afrikaan iyo maleeshiyaad soomaali isugu jiro loo xagiijiyo amaanka odeyaal la sheegey in lagu ansaxineyo distuurka gacan ku rimiska ah ee beesha caalamka uga deegtey kooxda shariif waxaa la sheegeya distuur gaaleed in lagu dareyo qodobo diinta kirishtaanka ka mid ah ka dib markii ay ka codsatey dawlada teliyaaniga in laga mid yeelo diinta kirishtaanka waxaa kaloo la sheegey cabduweligaas iyo shariif sakiin in ay masuulka yihiin qodobka distuurka lagu dareyo diinta kirishtaanka ka dib markii ay ogolaadeen in lagu daro distuurka diinta gaalada
الأحد، 8 يوليو 2012
SHABAKADA SOMALIWALALO MEDIA WAA SHABAKAD KA MADAXBANAAN URURADA AMA KOOXAHA SOOMAALIYA KA DAGAALAMEYAA WAA SHABAKAD MADAXBANAAN AAN AFGOONI KU HADLIN LAAKIIN TIXGELINEYSO RABITAANKA SHECEB WEYNAHA SOOMAALIYEED KANA SOO HORJEEDO WIXII WAX UDHIMEYAA DADKA IYO DALKA SOOMAALIYEED
WARARKA NAGA SOO GAAREYA MOGADISHO AYAA SHEEGEYA IN BERI TALAADO BANDOW LAGU SOO ROGEY CAASIMADA SOOMAALIYA warka ayaa intaa ku dareyaa in wadooyinka magadisho la soo dhigey ciidan afrikaan iyo maleeshiyaad soomaali isugu jiro loo xagiijiyo amaanka odeyaal la sheegey in lagu ansaxineyo distuurka gacan ku rimiska ah ee beesha caalamka uga deegtey kooxda shariif waxaa la sheegeya distuur gaaleed in lagu dareyo qodobo diinta kirishtaanka ka mid ah ka dib markii ay ka codsatey dawlada teliyaaniga in laga mid yeelo diinta kirishtaanka waxaa kaloo la sheegey cabduweligaas iyo shariif sakiin in ay masuulka yihiin qodobka distuurka lagu dareyo diinta kirishtaanka ka dib markii ay ogolaadeen in lagu daro distuurka diinta gaalada
ليست هناك تعليقات:
إرسال تعليق
asalaama caleykum waxaan salaameyaa ninka iska leh webkan waxaan uga baaqeyaa inuu sii hormariyo webka hadii uurabo in ay bataan dadka soo galeyaa webka