الأحد، 19 أغسطس 2012

MAR LABAAD CIIDMUBAARAK BAAN IDIN LEENAHAY

waxaa siwanaagsan looga ciidey  dhamaan wilaayaatka islaamiga ee soomaaliyeed    masuulinta iyo umarada  mujaahidiinta  soomaaliyeed ayaa maanta meel fagaare ah kula ciidey  shecebka ku dhaqan  wilaayaatka sida  wilaayada  kismaayo wilaayada  hiiraan wilaayada shabeele  waxaa isku meel kuwada tukadey  dhamaan   shecebka ku dhaqan  wilaayaatka islaamiga    waxaan ilaahey uga barineynaa inuu cadogeena  dhabarka ka jebiyo       وكل عام وانتم  بالخير 

ليست هناك تعليقات:

إرسال تعليق

asalaama caleykum waxaan salaameyaa ninka iska leh webkan waxaan uga baaqeyaa inuu sii hormariyo webka hadii uurabo in ay bataan dadka soo galeyaa webka