الأحد، 20 نوفمبر 2011

ALSHABAAB OO GUBEY MARKAB DAGAAL OO AY LEEDAHAY DAWLADA KEENYA ...

..WARARAKA NAGA SOO GAAREYAA XEEBAHA JUBOOYINKA AYAA SHEEGEYAA IN MAANTA LAGA GUBEY KEENYA MARKAB DAGAAL /// ciidanka bada ee xarakada alshabaab ayaa maanta gubey markab dagaal oo ay lahaayeen ciidan bada keenya markabka ayaa la sheegey gebi ahaanba inuu gubtey ka dib markii ay ku garaaceen sawaariig ciidanka bada xarakada shabaab wararka ayaa intaa ku dareyaa markabka lagubey in ay saaranaayeen ciimadamo mariinis ah waxaana la sheegeyaa ciidankii saarnaa in ay ku dhinteen markabka dhexdiisa ciidanka shabaab oo wata doomanka dheereyaa ayaa goordhow ku guuleystey in ay gubaan markabka dagaal kaasoo ku sugnaa meel lagu magacaabo xeebta kudha ee jubada hoose

ليست هناك تعليقات: