wararka aan ka heleyno tuulada hoobishoole ayaa sheegeyaa in lagu dhaawacey halkaas daahir cabdule waxaana la sheegeyaa inuu khilaaf dhaxmarey daahir cabdule maxamed nuur iyo daahir aadan axmed guudle oo sababey inuu soo gaaro daahir cabdule dhaawac culus oo ka dhashey mindi iyo xabado dhoor ah daahir cabdule ayaa la dhigey cusbitaalka baydhabo halka daahir aadan axmed guudle la dhigey xabsiga baydhabo waxaa laga yaaba daahir aadan in lagu xukumo toogasho hadii uu dhinto daahir cabdule waayo wilaayaatka baay iyo bakool waxaa lagu xukumaa shareecada islaamka sikastaba ha,ahaate daahir axmed ayaa sugeeyaa maxakamad caadil ah /////// ht://www.somaliwalalo.com
ليست هناك تعليقات:
إرسال تعليق