tv,ga laga leeyahay dalka oo soo xiganeyey captain ka tirsan ciidamada dkg soomaaliya oo magaciisa lagu soo gaabiyey sabriye ayaa sheegey in mid ka mid ah diyaaradaha qumaatiga ukaca ee laga leeyahay dalka faransiiska ayaa ku burburtey meel waxooga ka fog dekada weyn ee kismaayo diyaaradan oo ka soo kacdey markab dagaal oo laga leeyahay dalka faransiiska ayaa kaasi oo kus sugan xeebaha soomaaliya ayaa la sheegey in ay uburburtey sababo la xiriira cimilada oo xumeydi iyo dab ka kacey gudaha diyaarada helekobterka ah sagaal ruux oo uu ku jirey sarkaal ka tirsan ciidanka bada faransa ayaa la sheegey in ay ku nafwaayeen diyaarada burburtey diyaaradan laga leeyahay dalka faransiiska ay waxaa ay soo dhacdey shaley jimcihii gelinkii danbe xili ay mareysey meel udhexeysey magaalada kudha iyo kismaayo sida laga soo xigtey sarkaalkan soomaaliga ah oo ka barbar dagaalameyaa ciidanka keenya iyo faransiiska oo taageero ka heleyaa sikastaba ha,ahaate daba yaaqadii bishii octoobera aan soo dhaafney ayaa afhayeen uhadley mileteriga faransa uu sheegey in ay in ay baaris kaalmo ufidneyso ciidanka keenya ee ka soo gudbey xad beeneedka ay la wadaagto soomaaliya
ليست هناك تعليقات:
إرسال تعليق