السبت، 12 نوفمبر 2011

askar faransiis ah ayaa ku geeridyoodey diyaarad ku soo dhacdey dalka soomaaliya

tv,ga laga leeyahay dalka oo soo xiganeyey  captain ka tirsan ciidamada dkg soomaaliya oo magaciisa lagu soo gaabiyey sabriye ayaa sheegey in mid ka mid ah diyaaradaha qumaatiga ukaca ee laga leeyahay dalka faransiiska ayaa ku burburtey meel waxooga ka fog dekada weyn ee kismaayo diyaaradan oo ka soo kacdey markab dagaal oo laga leeyahay dalka faransiiska ayaa kaasi oo kus  sugan xeebaha soomaaliya ayaa la sheegey in ay uburburtey sababo la xiriira cimilada oo xumeydi iyo dab ka  kacey gudaha diyaarada helekobterka ah sagaal ruux oo uu ku jirey sarkaal ka tirsan ciidanka bada faransa ayaa la sheegey in ay ku nafwaayeen diyaarada burburtey diyaaradan laga leeyahay dalka faransiiska ay waxaa ay soo dhacdey shaley jimcihii gelinkii danbe xili ay mareysey meel udhexeysey magaalada kudha iyo kismaayo sida laga soo xigtey sarkaalkan soomaaliga ah oo ka barbar dagaalameyaa ciidanka keenya iyo faransiiska oo taageero ka heleyaa sikastaba ha,ahaate daba yaaqadii bishii  octoobera aan soo dhaafney ayaa afhayeen uhadley mileteriga faransa uu sheegey in ay in ay baaris kaalmo ufidneyso ciidanka keenya ee ka soo gudbey xad beeneedka ay la wadaagto soomaaliya

ليست هناك تعليقات:

إرسال تعليق

asalaama caleykum waxaan salaameyaa ninka iska leh webkan waxaan uga baaqeyaa inuu sii hormariyo webka hadii uurabo in ay bataan dadka soo galeyaa webka