khasaare baaxad leh ayaa ka soo gaarey ciidanka amisoom qarax xoog leh oo xaley ka dhacey villa soomaaliya oo ay degan yihiin saraakiisha ciidanka shisheeye iyo kuwa soomaalida ka dib markii uu qabsatey dab xoog leh oo aan la.ogeeyn ilaa hada waxaa uu ka dhashey balse waxaa ay xaqiijiyeen saraakiil ku sugan villada inuu gubtey gebi ahaanba hub fara badan oo halkaas uga keedsanaa ciidanka shesheeye wararkii uga danbeyey ayaa sheegeyaa in ciidanka amisoom isku geddaameen villada si ay uqariyaan khasaarahooda
ليست هناك تعليقات:
إرسال تعليق
asalaama caleykum waxaan salaameyaa ninka iska leh webkan waxaan uga baaqeyaa inuu sii hormariyo webka hadii uurabo in ay bataan dadka soo galeyaa webka