السبت، 12 نوفمبر 2011

halkuu ku danbeyey duulaankii keeyna ay ku soo gashey qeybo ka mid ah jubada hoose

waxaa guul daro weyn ku soo dhamaadey duulaankii keenya ay ku soo gashey qqeybo ka mid ah jubooyinka sida ay soo sheegeyaan weriyaal ku sugan furumaha dagaalka ee deegaano hoos taga dhoobley ayaa sheegeyaa in ay ciidanka keenya usuura galiweysey khamiistii la soo dhaafey in ay jiiraan difaaciyada alshabaab dagaal ka dhacey meesha looyaqaan waraha ayaa ciidanka keenya waxaa looga gubey baabuur sdoo kale waxaa looga diley ciidan fara badan   ka dib markii ciidanka keenya  dagaal dhaba gal ah lagu qaadey ayaa waxaa halkaas ka dhacey dagaal faraha looga gubtey dagaalkaas ayaa waxaa uu socdey mudo nusaac ah  ka dib waxaa dib uga gurtey halkaas ciidanka keenya oo markiisa horeba ka yimid dhanka taabta xaalada goobaha dagaalada ayaa hada laga dereemeyaa degenaansho aan sidaas ubuurneyn walaw ay jiraan dhaqdhaaqiyo ciidan oo ay wadaan alshabaab  boqolaal ka tirsan ciidanka shabaab iyo dad mutadawaciin ah ayaa halkaas ku sugan waxaana ay sugeeyaan dagaalka kama danbeyska ah kaasoo keenya ku lagu jebineyo

ليست هناك تعليقات:

إرسال تعليق

asalaama caleykum waxaan salaameyaa ninka iska leh webkan waxaan uga baaqeyaa inuu sii hormariyo webka hadii uurabo in ay bataan dadka soo galeyaa webka