diyaaradaha dalka kirishtaanka keenya oo weli xasuuqeyaa maatada soomaaliyeed waxaa isoo tareyaa khasaaraha ka dhalaneyaa duqeynta diyaaradaha keenya ay ka wadaan dalka soomaaliya maalinba maalinta ka danbeysa waxaa soo baxeyaa xasuuqiyo fara badan oo ay geeysaneyaa diyaaradaha dawlada keenya iyagoo ku doodeyaa in ay duqeeyneyaa saldhigiyo shabaab balse arinku intaasi ka duwan yahay soo ifbaxeyaa keenya in ay duqeyneyso dad maato ah iyagoo og halka shabaab ay ku sugun yihiin hadaba akhirstow maxaad ka oraneysaa duqeynta keenya ay ugeysaneyso maatada iyagoo og halka shabaab ay ku sugun yihiin aniga waxaa ila tahay keenya in ay doneyso xasuuqa iyo barakicinta dadka soomaaliyeed waayo duqeymihii ka dhacey jilib baardheere ceelcade hoosingow waxaa ku dhintey dad maato oo aan waxba galabsan
ليست هناك تعليقات:
إرسال تعليق