الأربعاء، 28 ديسمبر 2011

XASUQA KEENYA OO WELI KA SOCDA KOOFUR SOOMAALIYA IYAGOO UADEEGSANEYAA DIYAARADO DAGAAL IYO MADAAFIIC WAA WEYN

diyaaradaha dalka kirishtaanka keenya oo weli xasuuqeyaa  maatada soomaaliyeed  waxaa isoo tareyaa khasaaraha ka dhalaneyaa duqeynta diyaaradaha keenya ay ka wadaan dalka soomaaliya maalinba maalinta ka danbeysa waxaa soo baxeyaa xasuuqiyo fara badan oo ay geeysaneyaa diyaaradaha dawlada keenya iyagoo ku doodeyaa in ay duqeeyneyaa saldhigiyo shabaab  balse arinku intaasi ka duwan yahay   soo ifbaxeyaa keenya in ay duqeyneyso dad maato ah iyagoo og halka shabaab ay ku sugun yihiin hadaba akhirstow maxaad ka oraneysaa duqeynta keenya ay ugeysaneyso maatada iyagoo og halka shabaab ay ku sugun yihiin  aniga waxaa ila tahay keenya in ay doneyso xasuuqa iyo barakicinta dadka soomaaliyeed  waayo  duqeymihii ka dhacey jilib baardheere ceelcade hoosingow waxaa ku dhintey dad maato oo aan waxba galabsan  

ليست هناك تعليقات:

إرسال تعليق

asalaama caleykum waxaan salaameyaa ninka iska leh webkan waxaan uga baaqeyaa inuu sii hormariyo webka hadii uurabo in ay bataan dadka soo galeyaa webka