الأربعاء، 4 يناير 2012

CIIDANKA ADOONTA KEENYA OO GALABTAN BAKHTI BAABUUR UGA CARAREY DEEGAANKA INJIROOLE EE WILAAYADA GEDO

 CIIdanka adoonta keenya oo caawa bakhti iyo baabuur uga cararey deegaan injiroole ee wilaayada islaamiga gedo ka dib markii lagu qaadey dagaal ay ka qeeybqaateen dadka deegaanka iyo ciidanka difaaca wilaayada gedo  faahfaahin dheeri ayaa ka soo baxeysaa waxaana lagu soo warameyaa ka dib dagaal qaatey saacado in lagu jebiyey ciidanka keenya iyo maleeshiyaadka cara tuurka uah waxaa kaloo lagu soo warameyaa in laga qabsadey keenya gaadiid dagaal iyo waxaa kaloo la xaqiijiyey  in ay ka soo gaareen qasaarooyinka badan

ليست هناك تعليقات:

إرسال تعليق

asalaama caleykum waxaan salaameyaa ninka iska leh webkan waxaan uga baaqeyaa inuu sii hormariyo webka hadii uurabo in ay bataan dadka soo galeyaa webka