الأربعاء، 4 يناير 2012

KOOXDA BAARLAMAANKA RIDADA OO MAANTA MAR KALE DAGAAL DHEXMAREY

waxaa maanta dagaal kulul dhexmarey baarlamaanka kooxda ridada ee xamar uga xareysan gaalada amisoom ilaa 7 ayaa dhaawac ka soo gaarey ka dagaal faraha looga gubtey oo dhexmarey ariga ku xareysan xero ku taala xamar halkaas oo lagu xanaaneyo kooxdan joogto  wax caadi ah ka dhigatey kuraasta la,isku garaaceyaa iyo buuq iyo edeb la,aan

ليست هناك تعليقات:

إرسال تعليق

asalaama caleykum waxaan salaameyaa ninka iska leh webkan waxaan uga baaqeyaa inuu sii hormariyo webka hadii uurabo in ay bataan dadka soo galeyaa webka