الأربعاء، 4 يناير 2012

CIIDANKA MELITERIGA SHABAAB OO MAANTA CASHAR LAMA ILOOBAAN AH UDHIGEY CIIDANKA KEENYA EE DUULAANKA KU AHAA GOBOLKA GEDO

ciidanka militeriga shabaab oo maanta dagaal dhaba gal ahaa ku halaagey ciidanka keenya ee ku soo duuley soomaaliya sida warar lagu kalsoon yahay ay sheegeyaa  waxaa maanta dagaal lagu halaagey keenya ka dhacey tuulada faaxdhuun ee gobolka gedo  ka markii cidaan shabaab wadada ugaleen ciidan naflacaari ahaa oo keenya laga keeney ayaa waxaa lagu halaagey dagaalkaas sida ay sheegeen saraakisha shabaab abuu muscab ayaa sheegey in ay afka ciida uga dareen ciidankii keenyaatiga isku soo deyey in ay galaan tuulada  waxaa  la sheegeyaa keenya in ay si daban uhubeyneyso ciidanka shabaab ka dib markii keenyaatiga laga qanimeystey hub casri  waxaa aad looga hadal haaya hubka faraha badan ee keenya laga heley iyo dagaalkii keenya oo ugudbey dalka keenya dhexdiisa

ليست هناك تعليقات:

إرسال تعليق

asalaama caleykum waxaan salaameyaa ninka iska leh webkan waxaan uga baaqeyaa inuu sii hormariyo webka hadii uurabo in ay bataan dadka soo galeyaa webka