الأربعاء، 4 يناير 2012

DAAWO DUQEEYNTII WAXASHNIMADA AHEYDI EE CIIDANKA ITOOBIYA MAGADISHO 2009 XERADA ISLUUBTA OO LAGA DUQEEYNEYO SUUQA XOOLAHA

waxaa halkaan ka muuqada duqueen waxashnimo ah oo ay geeysaneyaan ciidanka nasaarada itoobiya  waqtigii ay ku soo duuleen soomaaliya gaar ahaan mogadisho  //hadaba waxaa isweydiin mudan maxey kukala duwan yihiin xabashada 2012 iyo 2009 waxaa hada shariif murtad uu ku faaneyaa faragelinta xabshada  waqtigaasna waxaa uu inooga beensheegi jirey itoobiya waa cadow soomaaliyeed   walaahi waa wax lagu yaabo in maanta kuwa rida ay uyeerteen ciidan gaalo madow ah  si ay uxasuuqaan shecebka muslimka

ليست هناك تعليقات:

إرسال تعليق

asalaama caleykum waxaan salaameyaa ninka iska leh webkan waxaan uga baaqeyaa inuu sii hormariyo webka hadii uurabo in ay bataan dadka soo galeyaa webka