sida aad sawirka uga jeedaan waxaa riwaanda lagu bahdiley murtad shariif axmed madxweyne uga magacaaban kooxda rida ee soomaaliya jooga shariif axmed ayaa naagta looga soo direy airporka sida nidaamka caalamiga udhigan madaxweeyniyaasha marka ay booqaneyaan dalal kale waxaa soo dhaweeyneyaa madaxaweynaha dalka laakiin shariif maskiin waxaa loo soo direy khaadimadii ama servang ama booyaysadii guriga madxweynaha ceeb intaas ka weyn weligeeda lama arkin marka waxaan layaabna dadka leh shariif waa madaxaweynaha soomaaliya - soomaaliya waxaa ay aheydi dawlad sumucad weyn ku leh caalamka iyo afrika maantana magaceena ayaa lanagu ceebeyneyaa 

ليست هناك تعليقات:
إرسال تعليق