wararka naga soo gaareya mogadisho ayaa sheegeyaa in xaley kooxo hubeysan ay dhawaac adag ugesyteen wariye cabduqaadir cumar cabdule kuwaaral ayaa xaley waxaa kooxo hubeysan ay ku weerareen hooygiisa oo ku yaala xaadafa wadajir ee degmada madiina wararka ayaa sheegeyaa in weriye kuwaaral haatan lagu dabiibeyo cusbitaal madiina xaalada weriye kuwaral ayaa hada la sheegeyaa inuu xaaaladiisa caafimaad ay ka soo reeyneyso sida ay sheegeen warbaahinta gudaha qaar dilalka weryaha ayaa ku soo badaneyaa magaalada mogadisho iyadoo loo aaneyneyno dilalka weriyaasha ciidanka dawlada kumeel gaarka iyo kooxaha ku dagaalameyaa dalka hadaba shabakada wararka soomaali walalo waxaa ay canbaareyney isku deyga dilka weriye kuwaral iyo dhamaan weriyaasha soomaaliyeed somaliwalalo@gmail.com
ليست هناك تعليقات:
إرسال تعليق