الأحد، 8 يوليو 2012

WARIYE KA TIRSAN TV-GA UNIVERSAL OO MOGDISHO DHAAWAC LOOGA GEYSTEY

wararka naga soo gaareya mogadisho ayaa sheegeyaa in xaley kooxo hubeysan ay dhawaac adag ugesyteen  wariye cabduqaadir  cumar cabdule kuwaaral  ayaa xaley waxaa kooxo hubeysan ay ku weerareen hooygiisa oo ku yaala xaadafa wadajir ee degmada madiina wararka ayaa sheegeyaa in weriye kuwaaral haatan lagu dabiibeyo cusbitaal madiina  xaalada weriye kuwaral ayaa hada la sheegeyaa inuu xaaaladiisa caafimaad ay ka soo reeyneyso sida ay sheegeen warbaahinta gudaha qaar   dilalka weryaha ayaa ku soo badaneyaa magaalada mogadisho  iyadoo loo aaneyneyno dilalka weriyaasha  ciidanka dawlada kumeel gaarka iyo kooxaha ku dagaalameyaa dalka  hadaba   shabakada wararka  soomaali walalo waxaa ay canbaareyney   isku deyga dilka weriye kuwaral iyo dhamaan weriyaasha soomaaliyeed   somaliwalalo@gmail.com

ليست هناك تعليقات:

إرسال تعليق

asalaama caleykum waxaan salaameyaa ninka iska leh webkan waxaan uga baaqeyaa inuu sii hormariyo webka hadii uurabo in ay bataan dadka soo galeyaa webka