الجمعة، 6 يوليو 2012

SIIRALIYOON OO CIIDAN POOLIS AH XAMAR USOO WADA IYO REER XAMAR OO UDIYAAR GARAABEY

sida wararka naga soo gaareya xamar aan ka heleyno waxaa maanta oo jimce ah yimid caasimada soomaaliya saraakiil ka socoda dalka siiraaliyoon si ay uga kuurgalaan xalaada amaan ee magaalda mogadisho  sida laga soo xigtey  warbaahinta caalaamiga ayaa lagu sheegey  ciidanka amisoom ee soomaaliya ku go,ey ayaa dooneyaa inuu helo ciidan boolis ah bedeleyaa kuwa soomaalida haatan ku sugan magaalada mogadisho ka dib markii  ay sugiwaayeen amaankooda iyo kan saraakissha ciidanka shisheeye   waxaa kaloo soo baxeyaa warar sheegeya in ay diyaargaroobeen shecebka mogadisho sidii ay ula dagaalami lahaayeen ciidanka siiraliyoon ee la dooneyo in la geeyo saldhigyada booliska degmooyinka xamar hadaba waxaa suaal ah maxey soo korhdineyaan askarta calooshooda ushaqeystiyaal cusub hada laga keeney  iyadoo uu kajiro mogadisho loolan udhaxeeya umada soomaaliyeed iyo ciidan calooshooda ushaqeytiyaal afrikaan ah 

ليست هناك تعليقات:

إرسال تعليق

asalaama caleykum waxaan salaameyaa ninka iska leh webkan waxaan uga baaqeyaa inuu sii hormariyo webka hadii uurabo in ay bataan dadka soo galeyaa webka