sida wararka naga soo gaareya xamar aan ka heleyno waxaa maanta oo jimce ah yimid caasimada soomaaliya saraakiil ka socoda dalka siiraaliyoon si ay uga kuurgalaan xalaada amaan ee magaalda mogadisho sida laga soo xigtey warbaahinta caalaamiga ayaa lagu sheegey ciidanka amisoom ee soomaaliya ku go,ey ayaa dooneyaa inuu helo ciidan boolis ah bedeleyaa kuwa soomaalida haatan ku sugan magaalada mogadisho ka dib markii ay sugiwaayeen amaankooda iyo kan saraakissha ciidanka shisheeye waxaa kaloo soo baxeyaa warar sheegeya in ay diyaargaroobeen shecebka mogadisho sidii ay ula dagaalami lahaayeen ciidanka siiraliyoon ee la dooneyo in la geeyo saldhigyada booliska degmooyinka xamar hadaba waxaa suaal ah maxey soo korhdineyaan askarta calooshooda ushaqeystiyaal cusub hada laga keeney iyadoo uu kajiro mogadisho loolan udhaxeeya umada soomaaliyeed iyo ciidan calooshooda ushaqeytiyaal afrikaan ah
ليست هناك تعليقات:
إرسال تعليق