sida aynu idin sheegney ciidanka fuleyga ah ee melezanaawi ayaa falal kufsi fool xun kula kacey caruur yer oo ari ilaalineysey sida ay sheegeen ehelada gabadhan yer ayaa waxaa ay sheegeen ciidanka itoobiya in ay gabadhan yeri kusadeen si aad ufool xun oo bani,aadinimo ka baxasan ula dhaqmeen waxaa kaloo aad uga caroodey kusiga gabadhan dadka deegaanka oo wacad ku marey in ay uaar gudi doonaan gabadhan
ليست هناك تعليقات:
إرسال تعليق