booliska kenya ayaa caawa baaritaano ka wada xaafada islii ee soomaalida ku badan yihiin dawlada keenya ayaa dhexdabaalaneysaa bad amni xumo ka dib marka isku soo biimeysey dalka soomaaliya ciidanka keenya ayaa la kulmeyaa dharbaaxo dhan welba leh sidaa aawgeeda keenya waxaa ay ka aarsaney dadka soomaalida dhulkeeda ku nool maalinwelba jab la gaarsiiyo keenya waxaa ay raafkula kacdaa dadka dhulkeeda ku nool
ليست هناك تعليقات:
إرسال تعليق