waa aalad cajiib ah oo aan ka soo qaadey muntadayaatka caalamiga waxaa ku soo jiidaneyaa habka iyo xarakada ay usameysan tahay iyo sida qofka uga aalmiindeynkaro waa fikrad aad umuhiimsan in laga qaato waayo waxaanu internetka kor fadhina saacado badan sidaas daraadeeda waxaa inoo baahan yahay in aan xarakeyno inagoo shaqdeena ku jirno si aaan uga daalin howsheena alaaladan waxaa sameysan kara waa adiga keligaaga waxaa ku sameyneya tacdiil baaskiilkaaga waxaana ula kici kartaa
ليست هناك تعليقات:
إرسال تعليق
asalaama caleykum waxaan salaameyaa ninka iska leh webkan waxaan uga baaqeyaa inuu sii hormariyo webka hadii uurabo in ay bataan dadka soo galeyaa webka