الأحد، 5 أغسطس 2012

MA,OGTAHAY DISTUURKA MAHIIGA INUU OGOLAANEYO CIIDANKA AFRIKAANTA IN AY NOQODAAN SOOMAALI 5SANO KA DIB RAGANA LA GUURSAN KARO SIDA DUMARKA OO KALE / SUBXAANA LAAHU WAA DIIN KA BAXNIMO CAD OO AY KU KACEEN ODEYAAL DOQOMIIN AH

akhristow  mala socottaa  distuurka  mahiiga  inuu ku jiro qodobo u,ogolaaneyaa  in ciidanka shesheeye iyo wixii soo galooti ah la siineyo baasaboorka dalka soomaaliya   iyo waxaa kaloo  ku jiraa  qodobo kale oo aad uga xun kuwa aan soo sheegney kasoo  ugolaaneyaa  in ay isguursan karaan raga soomaaliyeed            shirkii  midow afrika ee ka dhacey adisababa  sanadkan aan ku jirno  oo ka soo qeyb galey  baangimoon ayaa  waxaa uu ka codsadey madaxda  soomaalida gaar ahaan shariif axmed  inuu ilaaliyo xuquuda  dadka  liwaadka ah iyo in loo fasaxo raga soomaaliyeed iyo kuwa afrika in ay isguursadaan   hadaba dadka  soomaaliyeed  ayaa laga sugeyaa in ay ka jawaabaan arimahan cusub ee ku soo biirey soomaaliya 

ليست هناك تعليقات:

إرسال تعليق

asalaama caleykum waxaan salaameyaa ninka iska leh webkan waxaan uga baaqeyaa inuu sii hormariyo webka hadii uurabo in ay bataan dadka soo galeyaa webka