akhristow mala socottaa distuurka mahiiga inuu ku jiro qodobo u,ogolaaneyaa in ciidanka shesheeye iyo wixii soo galooti ah la siineyo baasaboorka dalka soomaaliya iyo waxaa kaloo ku jiraa qodobo kale oo aad uga xun kuwa aan soo sheegney kasoo ugolaaneyaa in ay isguursan karaan raga soomaaliyeed shirkii midow afrika ee ka dhacey adisababa sanadkan aan ku jirno oo ka soo qeyb galey baangimoon ayaa waxaa uu ka codsadey madaxda soomaalida gaar ahaan shariif axmed inuu ilaaliyo xuquuda dadka liwaadka ah iyo in loo fasaxo raga soomaaliyeed iyo kuwa afrika in ay isguursadaan hadaba dadka soomaaliyeed ayaa laga sugeyaa in ay ka jawaabaan arimahan cusub ee ku soo biirey soomaaliya
ليست هناك تعليقات:
إرسال تعليق