الأحد، 5 أغسطس 2012

HELERY CILITON OO ABITEEY UGA DEEDEY CIIDANKA COLOOSHOODA USHAQEYSTIYAASHA AFRIKAANTA DAAWO SAWIRKA

mrss cilintoon  oo gacanta ku heysa  ababiteey   waxaana ay hadiyad ahaan usiisey  ciidanka  ugaanda  arinta uga qosolka badan ayaa waxaa ay tahay ciidan dawladeeda  malooga deeqi karaa diyaarad  aad moodo tii caruurta ku ciyaari jirtey   cilin waxaa ay leedahay diyaaradan ma,ahan mid wax duqeeysa ee waa mid sida shimbiraha oo kale ah  hawada  isaga biibeyso  diyaaradan ayaa waxaa looga talagaley in ay wax basaasto  laakiin dadka siyaasada militeriga yagaana ayaa sheegeya in aysan waxba ku soo kordhin karin dagaalada soomaaliya ka jira maadaama kooxda cilintoon dagaalka kala dhexeeyo aysan laheyn msaldhig looga tooso  waxaa kaloo ay sheegeen dadka siyaasada militeriga yagaano diyaaradan waxaa ay ubaahan  tahay jawaasiis haga meelaha ay sawirada ka qaadeyso  laakiin taasi waxaa hor istaagey dhaliyaro  aad uga heel dheer  la dagaalanka jawaasiista    ushaqeeya dawladaha damaca ka leh soomaaliya sida ameerika iyo reer galbeed    marar badan ayaa soomaaliya waxaa lagu qabtey jawasiis tiro badan waxaana loo direy aakhiro  weyna adag tahay in al helo dad soomaali oo wax ka jaasuusi karo meelaha ay joogaan ciidanka cilitoon ay la dagaalameyso waa alshabaab  uga danbeeyn  waxaan sugeynaa  sawirada ay soo qaado aabiteydan 

ليست هناك تعليقات:

إرسال تعليق

asalaama caleykum waxaan salaameyaa ninka iska leh webkan waxaan uga baaqeyaa inuu sii hormariyo webka hadii uurabo in ay bataan dadka soo galeyaa webka