الجمعة، 10 أغسطس 2012

MALEZ ZANAAWI OO LA,ALA YAHAY UU JAAN IYO CIRIB DHIGEY IYO DAWLADA ITOOBIYA OO BUBUR QARKA USAARAN HADII DHIMISHADA ZENAAWI LAGA SHEEGO

mujrimka geeska afrika  ayaa la weysan yahay meel uu dhigey jaan cirib ka dib markii  uuku soo boodey xanuunka kansarka ah melz ayaa loola cararey  cusbitaal ku yaala dalka biljim ee magaalada barasales  ka dib wax war ah oo rasmi ah lagama haayo  dadka siyaasada itoobiya  udhuundaloola ayaa sheegeyaa hadii uu dhinto mujrim zenaawi  inuu ka dhici doono dalka kacdoon udhaxeeyo qoomiyada tigree ee uu ka soo jeedo zenaawi iyo qoomiyadaha kale oo cuburin siyaasadeed lagu haayey sida ay sheegeyaan kooxaha mucaaradka  waxaa cabsi weyn laga qabaa isku dhac weyn oo dhexmara dadka  diimaha kala dumwan heesta ee ku dhaqan dalka itoobiya waayo melez ayaa gacan bir ah ku haayey  dad gaareya 70 miliyeen  waxaa hada ka jira dalka itoobiya kacdoon dad muslimiin ah oo diidan  farargelinta diintooda lagu haayo

ليست هناك تعليقات:

إرسال تعليق

asalaama caleykum waxaan salaameyaa ninka iska leh webkan waxaan uga baaqeyaa inuu sii hormariyo webka hadii uurabo in ay bataan dadka soo galeyaa webka