الجمعة، 10 أغسطس 2012

WAXAA MAANTA MOGADISHO SOO GAAREY MARASHAX WARIYE YUUSUF GARAAD CUMAR OO IDAACADA BBC USHAQEEYNEYEY 20SANO

 SIda  aad uga jeedaan  sawirada waxaa maanta magaalada mogadisho soo gaarey  marashaxa  utaagan madaxtinimada dalka soomaaliya isu soo taagey  mr yuusuf garaad cumar oo ahaa  weriye  bbc mudo dheer usoo shaqeyneyey   yuusuf garaad ayaa bilihii danbe lagu sheegeyey warbaahinta maqal iyo muqaalka iyo tan la qoro inuu dooneyo madaxtinimada soomaaliya  yuusuf garaad cumar ayaa waxaa lagu soo dhaweeyey garoonka aadan cade waxaana soo dhaweeyntiisa ka qeybgaley masuuliyiin ka tirsan  dkmg  gaar ahaan  hogaamiye kooxeedka lagu magacaabo yuusuf maxamed siyaad indhacade iyo weriyaal  koox ah mr yusuf garaad weli kama hadlin hadafkiisa siyaasadeed iyo waxaa uu damacasan yahay  iyo olalahiisa doorashada    sikastaba ha,ahaate caasimada soomaaliya ayaa waxaa ku soo qulquleyaa  masharaxiin qurba joog ah si,ay mar unoqodaan madaxa dalka ay dagaalada aafeyeen  faragelinta shisheeyena  ay hareereysey  





ليست هناك تعليقات:

إرسال تعليق

asalaama caleykum waxaan salaameyaa ninka iska leh webkan waxaan uga baaqeyaa inuu sii hormariyo webka hadii uurabo in ay bataan dadka soo galeyaa webka