السبت، 18 أغسطس 2012

SHAKADA SOMALIWALALO.COM WAXAA AY HANBALIYAD KAL IYO LAAB AH HALKAN UGA DIREY DHAMAAN UMADA ISLAAMKA GAAR AHAAN DADKA SOOMAALIYEED MUNAASABADA CIIDUL FIDHIR ALMUBAARAK

bahda iyo golaha soomaaliwalalo waxaa ay uhanbaliyeyney dadka soomaaliyeed meelwelba ay joogaan waxaana leenahay  ciid wanaagsan  waxaan ilaahey uga barineynaa inuu ilaahey uga soo celiyo nabad  ciidan ciideeda  waxaan kaloo umada soomaaliyeed uga baaqeynaa  in ay is cafiyaan isagana tagaan wixii horey udhacey kana fikiraan  mustaqbalka iyo  wax uqabashada dadka tabaaleysan ee ku sugan xerooyinka  qaxootiyada caalamka iyo in ay usoo jeestaan difaaca diinta islaamka iyo dalka soomaaliyeed  waxaan kaloo halkan codsi uga direynaa dadka siyasiinta ah  ee soomaaliya qaska iyo burburka ka wada inay ka waantooban waxayaabaha ay ka wadaan dalka  waxaan kaloo umada  kula telineynaa in ay cadowgooda gartaan kasoo aan ula jeedo duulaanka qaawan ee ay kenya itoobiya ugaandha jabuuti ay ku soo qaadeen dalkan muslimka  dawladaha aaan soo sheegey  waxaa ay si garda ah ay uga soo duuleen dalkeena waxaana loo baahan yahay umada in ay gacmaha isqabsadaan cadowgana isku meel uga wada soo jeestaan si wadanka looga xoreeyo cadowga doqanta ah ee sida qaawan dagaal uga soo qaadey dadka iyo dalka soomaaliyeed  uga danbeynti                                  marlabaad  waxaan idinleenahay   ciidawanaagsan                     1433h 

ليست هناك تعليقات:

إرسال تعليق

asalaama caleykum waxaan salaameyaa ninka iska leh webkan waxaan uga baaqeyaa inuu sii hormariyo webka hadii uurabo in ay bataan dadka soo galeyaa webka