الأربعاء، 15 أغسطس 2012

DAAWO SAWIRADA TARTAN QU,AAN AKHRIS AH OO LOO QABTEY CIIDANKA XARAKADA SHABAAB ALMUJAAHIDIIN WAA TARTAN AAD UQURUX BADAN MUUJINEYAA FARQIQA UDHAXEEYA CIIDANKA SHABAAB IYO CIIDANKA MOORYAANTA SHARIIF SHEEKH AXMED

 Sida aad sawiradan uga jeedaan   waxaa magaalada marka lagu qabtey  tartan  qur,aan akhris ah kaasoo loo qabtey ciidanka xarakada shabaab almujaahidiin tartankan ayaa waxaa ka soo qeyb galey  masuulin ka tirsan maamulka wilaayada  shabeele   tartankan ayaa waxaa uu muujineyaa   sharafta diinta islaamka iyo sida dhalanyarada soomaaliyeed kitaabka alle uga dhegan yihiin iyo   difaaca  diinta alle  waxaa kaloo tartankan muujineyaa   abooda  xarakada shabaab ay ku leedahay bulshada soomaaliyeed  iyo sida ay ukasbatey dhalinta soomaaliyeed eejooga dalka iyo dibada iyo waciyi gelinta dhaliyarada  soomaaliyeed ee ku dhaqan aduunka oo dhan iyo guusha ay ka gaartey  gaalada iyo munaafaqiinta oo moodeyey in ay dumin karaan nuurka diinta alle











ليست هناك تعليقات:

إرسال تعليق

asalaama caleykum waxaan salaameyaa ninka iska leh webkan waxaan uga baaqeyaa inuu sii hormariyo webka hadii uurabo in ay bataan dadka soo galeyaa webka