sida ay sheegeyaan warar hoose waxaa magaalada mogadisho ee dalka soomaaliya hotelweyn ka furtey wiika uudhaley museveni wararka ayaa ku dareyaa hotelkan inuu udhisan yahay hab casri hotelkan oo lagu magacaabo hotel kampala ayaa waxaa ka shaqeeya shaqaale reer galbeed ah waxaana ka mid ah gabdho faransiis ah iyo gabdho denmarka iyo kuwo hindiya ah hotelka ayaa loo diidaa soomaalida in ay tagaan xitaa masuuliyiinta dawlada ayaan loo ogoleyn in ay yimaadaan hotelkan waxaa yimaada waa weriyaal iyo sarkiil sirdoon oo reer galbeed ah oo keli habeenkii keli ah ayaa lagu jiiftaa 350$ dawlada ugandha ayaa dalka soomaaliya kawada gumeysi dadban sida ay sheegeen marar badan masuuliyiinta dawlada ugaandha wasiirka difaaca ugaandha ayaa goor hore ku dhawaaqey soomaaliya in ay iyaga gacanta uga jirto dhaqaalaheeda iyo xukunkeeda hadaba dadka soomaaliyeed ayaa laga sugeyaa jawaab cad in ay ka bixiyaan xadgudubka iyo gumeysiga cusub ee dalka uu laguha la galeyo iyo sida looga bixi karo
ليست هناك تعليقات:
إرسال تعليق
asalaama caleykum waxaan salaameyaa ninka iska leh webkan waxaan uga baaqeyaa inuu sii hormariyo webka hadii uurabo in ay bataan dadka soo galeyaa webka