الأربعاء، 15 أغسطس 2012

XOG CULUS DAWLADA DUULANKA KU AH SOOMAALIYA EE UGANDHA NINKA MADAXA KA AH WAA BAADERI MUSAVENI WIIL UU DHALEY AYAA WAXAA UU HOTEL CASRI AH KA DHISTEY XERADA XALANE OO SALDHIG WEYN UAH CIIDANKA MURTAZAQADA AFRIKA

sida ay sheegeyaan warar  hoose waxaa  magaalada mogadisho ee dalka soomaaliya  hotelweyn ka furtey wiika uudhaley  museveni  wararka ayaa ku dareyaa hotelkan inuu udhisan yahay  hab casri  hotelkan oo lagu magacaabo hotel kampala ayaa waxaa  ka shaqeeya shaqaale  reer galbeed ah   waxaana ka mid ah gabdho faransiis ah iyo gabdho denmarka iyo kuwo hindiya ah  hotelka ayaa  loo diidaa soomaalida in ay tagaan xitaa masuuliyiinta dawlada  ayaan loo ogoleyn in ay yimaadaan  hotelkan waxaa yimaada waa weriyaal iyo sarkiil  sirdoon oo reer galbeed ah oo keli habeenkii keli ah ayaa lagu jiiftaa 350$                            dawlada ugandha ayaa  dalka soomaaliya kawada gumeysi  dadban  sida ay sheegeen marar badan masuuliyiinta dawlada ugaandha  wasiirka difaaca ugaandha ayaa goor hore ku dhawaaqey soomaaliya in ay iyaga gacanta uga jirto dhaqaalaheeda iyo xukunkeeda  hadaba  dadka soomaaliyeed  ayaa laga sugeyaa jawaab  cad in ay ka bixiyaan xadgudubka iyo  gumeysiga cusub ee dalka uu laguha la galeyo iyo  sida looga bixi karo 

ليست هناك تعليقات: