الأربعاء، 4 يناير 2012

DAAWO DILALKA CARUURTA SOOMAALIDA KU NOOL INGIRIISKA

Xili looga baaqey dadka soomaaliyeed ku dhaqan dawladaha ingiriiska in ay usoo hijiroodaan ama usoo noqodaan dalkooda hooyo ayaa waxaa soo badaneyaa dilalka iyo dhibaatada loo geysto caruurta soomaaliyeed ee ku nool dalalka reer galbeedka gaar ahaan kuwa ku nool ingiriiska iyo ameerika  dadka soomaaliyeed oo dawlad la,aan ahaa mudo 20 sano kor udhaafeyso ayaa ka cabaneyaa dhibaatada looga geysto dalalka reer galbeedka  hadaba maxaa la gudboon waalidiinta soomaaliyeed  in ay caruurtooda bedbaadiyaan  waxaa ay ku bedbaadey caruurteena  laba shay oo kala ah marka hore waa in caruurta lagu tarbiyadeeya diinta islaamka tan labaad waa in loo soo celiyo dalkii si ay uga bedbaadaan gaaleynta iyo dilka iyo in ay bartaan waxyaabaha maanka doriya sida daroogada iyo wixii al mid hadaba  waxaa laga dooneyaa waalidiinta soomaaliyeed in ay masuuliyad weyn iska saaraan bedbaadinta caruurtooda

ليست هناك تعليقات: