الأربعاء، 4 يناير 2012

ITOOBIYA MAXEY USOO GALIWEYSEY WAAGII CIIDANKII QARANKA SOOMAALIYEED HADII AY SHEEGANEYAAN GEESINIMO IYO HALYEEY NIMO

Waxaa wax lagu qoslo in maanta soomaali badan iyo itoobiyaan ay uheystaan ciidanka xabashada mid ka geesisan ciidankii qarankii soomaaliyeed   itoobiya ayaa waxaa ay marwelba ay ku soo xadgubtaa dalka soomaaliyeed ka dib markii ay burburtey dawladii libaaxyada afrika ee uu madaxa ka ahaa siyaad bare  /madaxda itoobiya ayaa marwelba ku goodiya in ay ciidankooda soo gelineyaan soomaaliya waxaan weydiineynaa maxey usoo geliwaayeen waqtigii ciidankii qaranka soomaaliyeed  dagaalka iskula  jireen ciidanka itoobiya  soomaalida waxaan usheegeynaa ciidanka itoobiya inuu yahay kan uga fuleysan caalamka waayo waxaa uu ku soo duuley dal aan dawlad laheyn mudo 20 sano ka badan waxaana uu ku faaneyaa geesinimo aan jirin

ليست هناك تعليقات: