Beledweyne waa magaalo weyn oo taariikhi ah beledweyne waa magaalo uu maro webiga shabeele waxaana ay ku taala baratamaha soomaaliya magaalada waa mid aad uqurux badan daka degan waa dad aad uwanaagsan ganacsi kala gedisan ayey leedahay magaalada waxaa laga helaa beledweyne cusbitaalo iyo iskuulo waxbarasho xitaa machadyo iyo jaamacado dadka magaalada waxaa ay ubadan yihiin ganacsato beeraley xoolo dhaqato gaar ahaan lo,oda iyo ariga
ليست هناك تعليقات:
إرسال تعليق