الجمعة، 25 نوفمبر 2011

IGAD OO ITOOBIYA GOD KU RIDEYSA MAR KALE

kooxda isku magacaabey igad ayaa itoobiya umaleegeyaa khinaano halis ah urur ku sheega igad ayaa uga baaqey itoobiya in ay gasho mar kale soomaaliya hadaba ururka igad godka uu umaleegeyo itoobiya maka soo bixin karaa waayo itoobiya maba awoode keligeeda in ay soomaaliya gasho qarashka ku baxeyaa maleeshiyaadka soomaalida ah xitaa mabixinkarto sidee bey ubixiney mushaarka konton kun ciidan ah waayo itoobiya konton kun ka yer uma soo direyso soomaaliya // waxaa kaloo isweydiin mudan igad miyeysan la,soconin shecebka soomaaliyeed in ay neceb yihiin itoobiya iyo ciidankeeda iyo itoobiya in ay tahay cadowga koowaad soomaaliya

ليست هناك تعليقات: