الاثنين، 4 يونيو 2012

XAFIISKA DAARUUSALAAM EE IIBKA KIRADA GURYAHA DHULALKA BERBE

BISHAARO BISHAARO WAXAA MAGAALADA BAYDHABO LAGU FUREY XAFIIS LOOGA TALAGA GALEY IIBKA IYO KIRADA GURYAHA DHULALAKA BEEARAHA  BAABUURTA IYO WXII LA MID  AH        /////  waxaa looga bishaareyneyaa dhamaan umada soomaaliyeed gaar ahaan kuwa gobalka baay in lafurey xafiis looga talagaley bulshada in ay ka faaideystaan kaasoo  qaadan doono kaalin muhiim ah waxaa uu ku yaala xafiiska bartamaha magaalada baydhabo  waxaan diyaar idinku ah shaqaale  aad uga xeeldheer iibka guryaha iyo kirada  waxaa kaloo aad ka heleysiin  soo dhaweyn diiran   xafiiska waxaa  yaala dhamaan qalabkii looga tala galey xafiisyada sida kumbuyuutaro casri ah internet  faakiso birintero  iyo stampo ama saxiix   xafiiska waxaa uu sameyyneyaa dukumeyntiyo marka dadka wax loo kala gado waxa kaloo uu halkaas diyaar kuuga ah marqaati  marka wax lakala gadeyo waxaa kaloo lagu xireyaa qofka wax iibsaneyo iyo iska gedeyo shuruudo  muhiim  1- inuu leeyahay  sheeyga iska gedeyo 2- inuu keeno  damiin -3- inuu  yahay qofka  maskaxdiisa ay fiyowdahay -4 inuu   keli leeyahay hantida laga gadaneyo waayo waxaa dhici karta in shirko lagu yahay hantida  5- inuu yahay nin qaangaar ah 6- inuu san soo celin karin lacagta mar hadii beeca dhaco  ///////////////// //// WAXAA NAGALA SOO XIRIIREYSIIN TELE.00252695204720-AMA EIMAIL  .darusala47@hotmail.com

ليست هناك تعليقات: